Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Qarax ayaa galabta xiligii qorax dhaca waxaa la soo sheegayaa inuu ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhacay goob maqaahi oo ku taalla bartamaha magaalada Jowhar taasoo xiliyada galabtii lagu shaaho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxay qaabka uu qaraxaas u dhacay kuwaasoo qaarkood sheegayaan … Continue reading Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay Magaalada Jowhar